Waa Maxay ujeedka safarka uu Taliyaha ciidanka Xoogga ku tagay Belad-weyne?

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage oo ka soo ambabaxay gobolka Galgaduud ayaa xalay gaaray Magaalada Beledweyne Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ayaa ka hortagay Taliye Odawaa, iyagoo ku soo dhaweeyay Magaalada Beledweyne, waxaana loo galbiyay Xerada Ciidanka lama-galaay ee magaalada Beledweyne. Jen. Odowaa ayaa la sheegay inuu abaabul dagaal ka bilaabay … Continue reading Waa Maxay ujeedka safarka uu Taliyaha ciidanka Xoogga ku tagay Belad-weyne?